Qoraa Axmed Faarax Cali Idaajaa oo Ka Warbixiyey Booqashadiisa Hargeysa iyo Wuxuu kala Kulmay

Hargeysa(Aftahannews)- Qoraa Axmed Faarax Cali Idaajaa oo markii ugu horreysay muddo ka badan soddon sano booqday magaalada Hargeysa, ayaa wuxuu sheegay in magaaladaasi uu ka muuqdo horumar iyo isbeddel weyn maadaam ay ugu dambeysay 1986.

Idaajaa ayaa mudadii uu safarka ku joogay Somaliland waxaa si weyn looga hadal hayay baraha bulshada oo qaar ka mid ah dadku ay ku naqdinayeen qoraaladiisa xaga suugaanta iyo gabayada iyaga oo sheegay inuu qaab gaar ah u soo xusho gabayada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.