Boobe Yuusuf Ducaale oo ka Hadlay Booqashadii Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Ku Tegay Soomaaliya

Hargaysa(Aftahannews)- Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa waxa uu ka hadlay booqashadii Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku tagay Soomaaliya iyo isbedeladii uu ka sameeyay Itoobiya dhexdeeda iyo booqashooyinkii kala duwanaa ee ku tagay dalalka ay jaarka yihiin iyo saamaynta ay ku yeelan karto geedi socodka iyo madaxbanaanida Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.