Daawo Odayaal Iyo Wax Garad Ka Soojeeda Beelaha Direed ee Dega Magaalada Baydhabo oo Baaq Nabadeed Udiray Somaliland Iyo puntland

Baydhabo(Aftahannews):- Daawo Odayaal Iyo Wax Garad Ka Soojeeda

Beelaha Direed ee Dega Magaalada Baydhabo oo Baaq Nabadeed Udiray

Somaliland Iyo puntland.Halkan Hoose Ka Daawo

Odayaashani Waxay Carrabka Ku Adkeeyeen In Xabadda Iyo Ishor Fadhiisiga Layska Daayo

Balse Lagu Dhammeeyo Is Afgarad iyo wada xaajood labada dhinac ah

Somaliland Iyo Puntland Ayaa Muddooyinkii Udambeeyay Ku Dagaalamayay Deegaanka Tuka raq

ee Gobolka Sool.