Magaalada Laascaanood oo Laga dhagax dhigay Saldhigyo Cusub iyo Maamulka gobolka oo Ka Hadlay

Laascaanood (Aftahannews)- Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta laga dhagax dhigay Saldhigyo Cusub oo ay yeelanayso magaaladu waxaana dhismaha Saldhigyada Gudoomiyaha gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir iyo Taliyaha qaybta Booliska gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka