Wasiirka Cusub Ee Gaashandhiga Somaliland Oo Dalka  Yimi

Hargeysa, (Aftahannews)-Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda Madaxwayne  Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa.