Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Arimo Badan Bedka Soo Dhigay

Hargaysa(Aftahannews)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa sheegay in Xukuumadii hore ee Madaxwayne Siilaanyo ay dalka boobtay oo aanay waxba kaga tagin dalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka