Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Hadlay Shirkii Shalay Uu La Yeeshay Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Qodobadii Ay Ka Wada Hadleen

Hargeysa(Aftahannews)-Murrashaxii xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay shirkii uu shalay qasriga madaxtooyada kula yeeshay madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,waxaana uu faahfaahin ka bixiyay waxii ay ka wada hadleen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka