Wasiir Dowlihii Hore Ee Wasaarada Macdanta Oo Diiday In Uu Wareejiyay Xilka+Sababta

Hargaysa(Aftahannews)-Wasiir Dawlahihii hore ee Wasaarada Macadanta Somaliland Yuusuf Cismaan Garas ayaa sheegay in aanu wareejinayn xilkaWasiir dawlanimo  ilaa iyo inta uu madaxwayne muuse biixi uu digreeto ugu soo sheegayo cida uu xilka ku wareejinayo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka