Maxaad ka Taqaannaa Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed? Muxuuse Ballan-qaaday?

WASIIRKA HORUMARINTA MAALIYADDA SOMALILAND YUUSUF MAXAMED CABDI 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Yuusuf Maxamed Cabdi Raage, waa Wasiirka cusub ee Horumarinta Wasaaradda Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland uu u magacaabay Khamiistii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa ah Nin Dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee Reer Hargeysa ka tirsan. Waxa uu ka soo shaqeeyey 18-kii sano ee u dambeeyey Wasaaradda Maaliyadda, Golaha Wakiillada Somaliland, Hay’ado Madax-bannaan oo Waddani ah iyo kuwo Caalami ah.

WASIIRKA HORUMARINTA MAALIYADDA SOMALILAND YUUSUF MAXAMED CABDI 2017

Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed, Taariikhdiisa Waxbarasho, Goobaha kala duwan ee uu ka soo shaqeeyey, Khibraddiisa ama Waayo-aragnimadiisa Dhinaca Dhaqaalaha iyo Ballan-qaadkiisa markii Magacaabistiisu soo baxday ka dib, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahanin@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.