Guddiga Komishanka Qaranka Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Tirinta Codadka Doorashadu

Hargeysa, (Aftahannews)-Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Warbaahinta Kila Hadlay Hadlayxarunta guddiga yaaa waxay markale ka hadleen halka ay ilaa hadd amarayso tirinta codadka doorashada ee gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland.

Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland Siciid Cali Muuse oo warbaahinta la hadlayay ayaa waxa uu ka dhawaajiyey in ay tirinta codadka doorashadu ay kasoo dhamaadeen gooblada iyo degmooyinka qaar kuwo kalen ay ka socdaan tirinta codadku,isaga oona carabkaku dhuftan in ay wali gobola Marood-jeex ay ka socoto tirinta codadka ay kala heleen xisbiyadu.