Xisbiga Waddani oo ka hadlay Eedayn Kulmiye u Jeediyey iyo Guusha doorashada Natiijadeeda la sugayo

GUDDOOMIYAHA KU-MEEL-GAADHKA AH EE XISBIGA WADDANI CABDIQAADIR JIRDE AXADDA OLOLIHII WADDANI MA JIRO 2017

Hargeysa(Aftahannews)- Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee Xisbiga Waddani, ayaa ka jawaabay eedo Xisbiga Kulmiye Saraakiil ka tirsani u jeediyeen Waddani, isla markaana Taageerayaasha Waddani u iftiimiyey Rejada natiijada Guusha doorashadii dalka ka qabsoontay 13-kii bishan oo ku beegnayd Isniintii toddobaadkan oo ay ku tartameen Musharrixiinta Madaxtinnimada Xisbiyada Waddani, Kulmiye iyo UCID.

GUDDOOMIYAHA KU-MEEL-GAADHKA AH EE XISBIGA WADDANI CABDIQAADIR JIRDE AXADDA OLOLIHII WADDANI MA JIRO 2017

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Guddomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee Xisbiga Waddani oo arrimahaas ka hadlay Caawa mar ay isaga iyo Saraakiil kale oo Waddani ka tirsani Shir Jaraa’id ku qabteen magaalada Hargeysa, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somliland.