Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Muxuu Ka Yidhi Qaabkii Ay U Dhacday Doorashada Madaxtooyadu?

Hargeysa, (Aftahannews)-Wasiirka arrimaha dibada Somaliland ayaa bogaadiyya qaabkii ay dalka uga dhacday doorashadii madaxtooyada Somaliland oo shacabku u dareereen maalinkii Isniinta,waxaana uu Fariimo garnaqsi ah u direy Beesha Caalamka.