Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye oo Hargaysa Ku Soo dhaweeyay Siyaasi Ibraahim Xaaji Cabdi – Daawo

SOO DHAWAYNTA IBRAAHIN XAAJI CABDI EE KULMIYE 2017 HARGEYSA

Hargeysa(Aftahannews):- Masuuliyiinta Ka Tirsan Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa Madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa Maanta si diirran ugu soo dhaweeyey Siyaasi Ibraahin Xaaji Cabdi oo ka tirsan Xisbigaas.

SOO DHAWAYNTA IBRAAHIN XAAJI CABDI EE KULMIYE 2017 HARGEYSA

 

Waxaannu Soo-dhawayntaasi sidii ay u dhacday iyo Hadallada ay Siyaasiga la soo dhaweeyey iyo Siyaasiyiinta kale ee Reer KULMIYE ka jeediyeen-ba, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:- 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.