Dawladda Iiraan oo Si adag uga Hadashay Saldhigga Millateri ee Somaliland siisay Imaaraadka – Daawo

DAWLADDA IRAN OO SI ADAG UGA HADASHAY SALDHIGGA MILLATERI EE SOMALILNAD IMAARAADKA KA SIISAY BERBERA 2017

Hargeysa(Aftahannews)-Dawladda Waddanka Iiraan oo dhinac ka ah quwadaha ku hirdamaya siyaasadda Dalalka Bariga Dhexe iyo guud ahaan caalamka Islaamka farahana kula jira dagaalada ka socda dalal badan oo Muslim ah oo dhibaato badani wakhtigan ka taagan tahay, ayaa qooraansaday kana hadlay saamaynta ay manaqadda Geeska Afrika iyo dalalka Jasiiradda Carabta gaar ahaan dalka Yemen ku yeelan karto go’aankii xukuumadda Somaliland Saldhigga Milatari kaga kiraysay waddanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo Axadii toddobaadkii hore labada Gole Baarlamaan ee Somaliland qalinka ugu duugeen.

DAWLADDA IRAN OO SI ADAG UGA HADASHAY SALDHIGGA MILLATERI EE SOMALILNAD IMAARAADKA KA SIISAY BERBERA 2017
DAWLADDA IRAN OO SI ADAG UGA HADASHAY SALDHIGGA MILLATERI EE SOMALILNAD IMAARAADKA KA SIISAY BERBERA 2017

-home-warsheek-public_html-uploads-gallery-galleries-gaadiddagaal-IMG_B05B8D-627E15-41F3E9-D52B21-E50D14-9AAE10

Akbar Maxamed Muqadiri oo ka tirsan Khubarada Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka IIRAAN, gaar ahaan xafiiska Arrimaha dalalka Carabta oo la hadlay Telefishanka Dawladda Iiraan ee ku hadla Afka Carabiga ee Al-Caalam,

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.