Shirkadda SBI oo ka Cabatay Cashuur Dawladda Hoose ee Hargeysa ku Kordhisay & Jawaabta Madaxtooyada

SHIRKADDA SBI OO CABASHO KA MUUJISAY CASHUUR DAWLADDA HOOSE EE HARGEYSA KU SOO ROGTAY IYO JAWAABTA MADAXTOOYADA 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxtooyada Somaliland, ayaa ka hadashay Cabasho ay Shirkadda Sharaabka soo saarta ee SBI oo sheegtay inay Dawladda Hoose ee Hargeysa Cashuur badan oo dul-saar ah oo aan sharci ahayn ku soo rogtay, isla markaana aanay Tobankii maalmood ee u dambeeyey aanay wax Sharaab ah soo gelin Hargeysa.

SHIRKADDA SBI OO CABASHO KA MUUJISAY CASHUUR DAWLADDA HOOSE EE HARGEYSA KU SOO ROGTAY IYO JAWAABTA MADAXTOOYADA 2017
SHIRKADDA SBI OO CABASHO KA MUUJISAY CASHUUR DAWLADDA HOOSE EE HARGEYSA KU SOO ROGTAY IYO JAWAABTA MADAXTOOYADA 2017

Maamulka sare ee Shirkadda SBI Coca Cola, ayaa shalay mar la kala saxeexanayey Heshiiska Deeq Shan Milyan oo Doollar ah oo ay Shirkaddu ugu deeqday Biyo-ballaadhinta Caasimadda Hargeysa, ayaa sheegay inay Dawladda hoose ee Hargeysa ku soo rogtay Cashuur xad-dhaaf ah oo aanay tobankii cisho ee u dambeeyey wax Sharaab ah soo gelin magaalada, isla markaana ay dibedda magaalada ku Shiraacan yihiin Baabuurtii Sharaabka soo gelin lahaa oo ay Taayirradu wada banjareen.

Haddaba, Masuuliyiinta Shirkadda SBI oo Cashuurtaa Dawladda hoose ee Hargeysa ku soo rogtay ee ka badan tii hore ee laga qaadi jiray iyo siday ku timi sharraxaya, iyo sidoo kale Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka hadlaya Cabashadaas Cashuurta, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

JAWAABTA WASIIRKA MADAXTOOYADA SOMALILAND MAXAMUUX XAASHI

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.