Madaxweyne Farmaajo oo Booqday Madaxtooyada Soomaaliya iyo Sida Xasan Sheekh u Qaabbilay

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAADAY MADAXWEYNAHA XILKA KA TEGAYA XASAN SHEEKH 2017

Muqdisho(Aftahannews):- Madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa booqashadii ugu horreysay intii xilka loo dhaariyey Habeenkii Khamiistu soo galaysay waxa uu Maanta booqday Madaxtooyada Villa Soomaaliya, halkaas oo uu ku qaabbilay Madaxweynaha xilka ka sii tegaya Xasan Sheekh Maxamuud.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAADAY MADAXWEYNAHA XILKA KA TEGAYA XASAN SHEEKH 2017
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAADAY MADAXWEYNAHA XILKA KA TEGAYA XASAN SHEEKH 2017

Booqashadan Madaxweyne Farmaajo ku tegay Villa Soomaaliya iyo qaabbilaada Xasan Sheekh Maxamuud iyo weliba waxa ay labada Masuul ka wadahadleen-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Warbixinta kulankooda Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannewws.com

Hargeysa/Somaliland.