Sawirrada Safarka Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisa ee Burco illaa Oodweyne & Dareenka Abaarta Daawo

SOCDAALKA MADAXWEYNE SIILAANYO EE BURCO ILLAA OODWAYNE 2016

Oodweyne(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti uu hoggaaminayo oo qiimaynaya xaaladda Abaarta gobollada Bariga dalka, ayaa Axaddii Maanta gaadhay magaalada Oodweyne iyo deegaanno kale oo ka tirsan gobolka Daad-madheedh, isagoo u kuur-galaya xaaladda Abaareed ee dhulkaas ka jirta, isla markaana waxa uu furay oo uu xadhigga ka jaray Madaxweynuhu Ceelal Biyo laga gaadhay oo isla Daadmadheedh laga hirgeliyey.

SOCDAALKA MADAXWEYNE SIILAANYO EE BURCO ILLAA OODWAYNE 2016
SOCDAALKA MADAXWEYNE SIILAANYO EE BURCO ILLAA OODWAYNE 2016

Haddaba, Sawirrada Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisa ee Safarka ay ku mareen Burco illaa Oodweyne, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Qaybta Sawirrada ee Aftahannews/Pictures, ee daawasho wacan, waxaanad Sawir kasta oo aad rabto inaad isagoo wayn aragto kilig-garaynaysaa dhexdiisa si uu dhammays kuugu noqdo ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.