Daawo Aftahan TV: Xildhibaannada Xisbiga UCID uga soo baxay Golaha Deegaanka Ceerigaabo oo doortay hoggaan cusub

Ceerigaabo(AftahanTV):- Xildhibaannada Golaha Deegaanka degmada Ceerigaabo uga soo baxay Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, ayaa maanta doortay hoggaan cusub. Sidoo kalena caddeeyaay in anay jirin cid iska casishay Xisbigaas, isla markaana kuna tilmaamay been-abuur ay ka danbeeyaan Xukuumadda iyo Xisbigeeda KULMIYE, dad sheegay inay iska casileen xilal ay UCID ka hayeen iyo kuwo sheegay inay ka baxeen Xsbigaas.

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.