Daawo Wasiirka Warfiinta Somaliland oo Furay kulan lagaga hadlayo Tayeynta Saxaafadda

Hargeysa(Aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa Arbacadii Maanta furay kulan ay soo qabanqaabiyeen Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA oo ku saabsan tayaynta Saxaafadda Somaliland iyo Xaqiijinta Madax-bannaanideeda, kaasoo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Warbixinta Warkan oo dhan ujeeddadiisa oo faahfaahsan, qodobbada lagaga hadlay iyo weedhaha Masuuliyiintu ka jeediyeen-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.