Daawo Musharraxa Madaxweynaha UCID oo si diirran loogu soo dhaweeyey Caasimadda Canada

SOODHAWAYNTA JAMAAL CALI XUSEEN EE TRONTO

Toronto(Aftahannews):- Musharraxa u taagan jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen oo dhawaanahan Safar shaqo ku joogay waddanka Canada, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Toronto ee xarunta dalka Canada.

SOODHAWAYNTA JAMAAL CALI XUSEEN EE TRONTO
SOODHAWAYNTA JAMAAL CALI XUSEEN EE TRONTO

Habkii, Hannaankii loo soo dhaweeyey Musharrax Jamaal Cali Xuseen iyo hadalka uu u jeediyey Jaaliyadda iyo Taageerayaasha kala duwan ee ku soo dhaweeyey magaaladaas, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.