Amin-Arts oo Sawir Cajiib ah ku muujiyey Xaaladda Siyaasadeed ee Somaliland & Jilayaasheeda xilligan

London(Aftahannews):- Waxaannu Akhristayaasha Warbaahinta Aftahannews, Bayjkan Aftahan ugu soo gudbinaynaa Sawir turjumaaddiisu aad u caddahay, isla markaana xikmad iyo xaaladda Siyaasadeed ee ka taagan dalka Somaliland muujinaya, kaasoo uu heerka ay maraysa Siyaasadda Somaliland wakhtigan Sawir-kartoonkan uu ku muujiyey Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir Maxamed (Amin-arts).

AMIN ARTS IYO SAWIRKA SIYAASADDA SOMALILAND EE 2015

Sawirkan Farshaxanku ku muujiyey Siyaasadda Somaliland iyo sida ay Jilayaasha Siyaasaddu wakhtigan kala yihiin qaarkood, uma baahna sharrax badan iyo in wakhti laga sheekeeyo toona, hase-yeeshee, Sawirka ayaa si wacan oo weliba hufan u muujinaya Macnaha uu xambaarsan yahay iyo halka ay wax marayaan. Markaa Akhristayaal kaga bogta Sawirkan hoose Nuxurkiisa.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

London/Britain/Office.