Daawo Sawirrada Bilicda Koobsaday ee Sidii Shacabka iyo Dawladdu 18-ka May uga Xuseen Hargeysa

Hargeysa(Aftahannews):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Sawirrada Dabbaal-degga 18-ka May ee 24-guurada ka soo wareegtay markii magaalada Burco lagaga dhawaaqay inay Somaliland gooni uga istaagtay Soomaaliya 18-kii May 1991-kii oo maanta si weyn looga xusay guud ahaan Somaliland, gaar ahaan Sawirradii Masuuliyiinta, dadweynaha iyo Ciidammada qalabka sida ee lagu qabtay Caasimadda dalka ee Hargeysa.

HARGEYSA IYO XUSKA 18 MAY 2015 (1)

DABBAAL-DEGGA 18 MAY EE 2015 HARGEYSA (1)

Sawirrada Bilicda koobsaday ee Xuska 18-ka May ee sannadkan 2015-ka ee Hargeysa waxaannu idiinku soo gudbinaynaa halkan hoose ee AFTAHANNEWS/PICTURES ee Daawasho wacan adiga oo Sawir kasta oo aad rabto dhexdiisa kilig-garaynaya si aad u daawan kartid isagoo wayn ama dhammaystiran. Daawasho wacan:-

aftahaninc@gmail.com

mrmursal@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.