Maxkamadda Gobolka Sool oo Xukun dil ah ku ridday Tiro Askara oo ka tirsan Ciidammada Somaliland

Laascaanood(Aftahannews):- Maxkamadda gobolka Sool, ayaa Xukun dil ah ku ridday Saddex Askari oo ka tirsan Ciidammada Qaranka, kuwaasoo dilal geystay hore geystay, sida Maxkamadda horteeda kaga caddaatay. Waxaana si weyn loo adkeeyey ammaanka Maxkamadda gobolka Sool ee magaalada Laascanaood.

MAXKAMADDA GOBOLKA SOOL

Gaashaanle Sare Maxamuud Xirsi Faarax, ayaa Warbaahinta faahfaahin ka siiyey sida Xukunkaasi u dhacay iyo nooca dembiyada lagu helay ee ku caddaaday Askarta ka tirsan Ciidammada, ka dib dood dheer iyo difaacid ay ka galeen Qareennada difaacayey ama u doodayey Eedaysanayaasha dembiyada dilka ahi ku caddaadeen.

Warbixinta warkan oo dhammaystiran ka Daawo Muuqaalkan hoose:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.