Daawo Hees Cusub oo loo sameeyey Madaxweyne Siilaanyo: “Kaskaagu ha dhaafo ii kordhiyaay’

‘Adoon Komishanka karaar-jebinayn, Kalsooni abuur kalaam Ragannimo……Kaskaagu hadhaafo ii kordhiyaay” Gudaha kaga bogo Heestan

Hargeysa (AFN)- Hees cusub oo lagaga hadlayo sidii loo doortay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, sida uu ku dhammaystay shantii sano ee sharciga ahaa ee dadweynuhu doortay iyo sida loogu baahan yahay in uu qabto doorasho, ayaa la soo saaray, taasoo Hal-ku-dheggeedu yahay; ‘Kaskaagu ha dhaafo ii Kordhiiyaay’.

MADAXWEYNE AXMED SIILAANYO

Heestan oo uu hal-abuuray Iid Axmed Caalin, Laxanka Mawliid Aadan Qolqol, Codkiisa waxa ku ladhay Aadan Qays, waxa hab-dhaca Muusiga ku ladhay Qaasim Karaama, waxaana heestaas aannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.