Daawo Sawirrada Socdaalka Cirka ah oo Madaxweyne Siilaanyo Berbera ku tegay,  Soodhawaynta & furitaankiisa

Berbera(Aftahannews):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo Wefti uu hoggaaminayo oo Xukuumadda ka tirsan, ayaa gelinkii hore ee maanta booqasho ku tegay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ka dib markii uu Saaka diyaarad ka raacay garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa, isagoo si diirran loogu soo dhaweeyey Madaarka diyaaradaha ee Berbera. Daawo Sawirrada Socdaalkaas, goobaha la furay, Madaxda joogtay iyo Munaasibaddaba, kaga bogo halkan hoose ee Aftahannews Pictures, sawirkaad rabto dhexdiisa kilig-garee si uu kuugu waynaado.

SOCDAALKA MADAXWEYNE SIILAANYO EE BERBERA (1)

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.