Daawo Sawirrada Xaflad Kulmisay Madaxda Somaliland, Masuuliyiin Jabuuti iyo Kuite ka socday

Hargeysa(Aftahannews):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Sawirrada Xulka ah ee bilicda leh ee Munaasibad kulmisay Madaxda Somaliland, Masuuliyiin ka socday dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Saraakiil iyo Maal-qabeenno Carbeed oo ka socday dawladda Kuite oo ka wada qayb-galay Furitaanka Xarunta guud ee Waxbarashada iyo Xannaanaynta Agoomaha oo laga bineeyey duleedka Hargeysa. Halkan hoose ka Daawo Sawirro bilic iyo tiro badan.

DSC_0324 DSC_0285

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.