“Axmed-Siilaanyo & Reer Gabiley waa Dad tan & Halgankii Xadhigga Meel ka wada jiidaya” Wasiir Samsam

Gabiley(Aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa sheegtay in Madaxweyne Axmed-Siilaanyo iyo Reer Gabiley yihiin dad tan iyo xilligii halganka dad xadhigga meel ka wada jiidayey, isla  markaana aanay kala fogeyn karin dhawr qof oo mucaarida isku duubnidooda iyo wada-jirkooda.

Hadalkaas oo ay Wasiir Samsam ka jeedisay Shir saddex cisho ka socday Gabiley oo fiidkii caawa lagu soo gebogabeeyey magaalada Gabiley, waxaanannu khudbaddaas iyo waxyaabaha ay kaga hadashay idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho Wacan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.