Daawo Xulka Sawirrada Bilicda leh ee Munaasibad WADDANI ku qaabbilay Siyaasiyiin ku biiray

Hargeysa(Aftahannews):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Xulka Sawirrada Bilicda leh ee Munaasibad Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI maanta ku qaabbilay Siyaasiyiin Xilal kala duwan ka soo qabtay Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Siilaanyo hoggaamiyo iyo Xisbil-xaakimka KULMIYE, kuwaasoo iyaga iyo taageerayaashooduba u diga-rogteen Xisbiga talada haya ee KULMIYE sida ay caddeeyeen.

DSC03855

Haddaba, Munaasibaddaas iyo Muuqaalladii Siyaasiyiinta, Taageerayaasha iyo Xubnaha dhalinyarada iyo Haweenka isugu jira ee ku biiray Xisbiga WADDANI, ayaannu halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa ee Daawasho Habboon:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.