Muddaharaadayaal ka soo horjeeda Muddo-korodhsiga Madaxweyna Burkina Faso oo Barlamaanka gubay

Ouagadougou(Aftahannews):- Dibadbaxayaasha Dalka Burkina Faso ayaa dab qabad siiyey dhismaha Barlamaanka iyo xarunta dowlada hoose ee caasimada.

Waxay ka careysanyihiin Madaxweynaha dalkaas, Blaise Compaore oo doonaya in uu kordhisto mudada uu xilka haynayo. Weriye ka tirsan BBC-da ayaa sheegaya in sidoo kale dab la qabsiiyey xarunta xisbiga talada haya.

A man stands in front of a burning car, near the Burkina Faso's Parliament where demonstrators set fire to parked cars - 30 October 2014, Ouagadougou, Burkina Faso

Men shout slogans in front of burning cars, near the Burkina Faso's parliament - 30 October 2014,  Ouagadougou, Burkina Faso

Burkina Faso troops try to disperse protesters in Ouagadougou on 30 October 2014

Waxa lagu wadaa in Barlamaanka uu u codeeyo isbadel lagu sameynayo dastuurka si markaa ay ugu suurtagasho Mr Campaore uu xilka isu soo sharaxo sanadka soo socda.

Mr Campaore ayaa awooda dalkaasi afgembi kula wareegay sanadii 1987-dii, dhowr doorashooyin kale oo la dhaliilayna waa uu ku guuleystay.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somalialnd.