Qiso Naxdin leh: Wiil Soomaliyeed oo Faraha lagaga qaaday Yurub ku kalliftay inuu Gacantiisa gooyo

Germeny(Aftahannews):- Qoso naxdin leh oo ku dhacday Wiil Soomaaliyeed oo Faraha laga qaaday markuu dalkii ugu horreeyey waddamada Yurub ee uu iska dhiibay, ayaa Gacantiisa bidix jaray, ka dib markii ay dalal Yurub ah oo uu tegay, gaar ahaan Jarmalka lagu qaabbili waayey, isla markaana lagu war-geliyey in lagu celinayo Talyaaniga oo Faro lagaga qaaday.

Wiilkan ayaa Gacantiisa Bidix jaray, ka dibna Boosta u dhigay intuu Galka Waraaqaha la isugu diro ku riday Looyarkii u doodayey, kaasoo isaguna booliska wacay, qoraal uu u raaciyeyna ugu sheegay hadduu waayo war-celin in Gacanta labaadna diyaar u yahay jaristeeda, arrintan oo ka fajicisay dad badan oo reer Yurub ah. Waxaannu sheekada oo dhan, siday u dhacday iyo waxa Wiilkaas ka lifay-ba idiin ku soo gudbinaynaa halkan hoose ee Daawasho Wacan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.