Dhegayso Barnaamijka Daneeyaha Danta Dadweynaha iyo Nuxurka Xiisaha uu Xambaarsan yahay

Hargeysa(Aftahannews):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka xiisa badan ee Daneeyaha Danta Dadweynaha, kaasoo toddobaad kasta ay Maalinta Jimcaha soo saarto Idaacadda Radio Hirad oo xarunteeda guud ku taallo magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.

RADIO HIRAD

Barnaamijkan ayaa ah toddobaadle xiiso badan oo xambaarsan Waraysiyo, Warbixinno, Warar, Falanqayn, Lafa-gur iyo Barnaamijyo Maad, Madaddaalo iyo Wax-tar gaar ah u leh qaybaha kala duwan ee Bulshooyinka Afka Soomaaliga ku hadla.

Toddobaadlahan gorfeeya arrimaha kala duwan ee aan kor ku sheegnay, ayaannu inta badan idiinku soo gudbinnaa Barteennan Aftahannews/Radio, qaybteenna Codka ah ee Warbaahinta Aftahan, idinka ayaana ka bogan doona ee ka dhegaysta Barnaamijkaas oo dhammaystiran halkan hoose ee Radio Aftahan ama qaybta Aftahannews ee Codka ah.

aftahaninc@gmail.com                     

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.