Daawo Qosolka Qaladaadka Weriyeyaasha TV-ga Qaranka Somaliland galeen oo la ururiyey

Hargeysa(Aftahannews):- Dhacdooyin cajiib ah oo qosol iyo madaddaalo badan ayaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa, dhacdooyinkaas oo ah qaladaadka ay Weriyeyaasha Telefeshinka Qaranka Somaliland Xaruntiisa Hargeysa ka hawlgala oo la ururiyey, inkasta oo aanay Barnaamijyo ama warar Toos (live) ay u gudbinayeen jirin, haddana marka ay wararka qabanayaan ama laga duubayo qaladaadka ka dhacay.

Muuqaallada la ururiyey ee Weriyeyaasha Somaliland National Telefeshin ka daawo halkan hoose.

aftahanin@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.