Daawo Barnaamij Xiiso badan oo laga diyaariyey Dhibaatada ka dhasha Burburka Waddooyinka Somaliland

Hargeysa(Aftahannews):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo uu Weriye Axmed Siciid ka diyaariyey dhibaatada Burburka Waddooyinka isku xidha magaalooyinka dalka Somaliland ku hayaan qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo Gaadiidka u kala goosho magaalooyinkaas, kuwaasoo ay Wadayaasha iyo Khoboradu ku doodayaan inay sababaan inta ugu badan Shilalalka kala duwan ee Gaadiidka.

Barnaamijkaas oo aad u xiiso badan waxaad ka daawan kartaan halkan hoose ee Daawasho Habboon.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.