Nala Daawada Wacdaraha Kooxda Fanka iyo Suugaanta ee Xiddigaha Geeska

Aftahan- Qaybteenna Aftahannews ee Suugaanta iyo Dhaqanka waxaannu daawadayaal idiinku soo gudbinaynaa Kooxda Fanka iyo Suugaanta ee Xiddigaha Geeska ee Sannadahan dambe fankooda laga daba-dhacay Waraysiyo iyo Heeso Xiiso badan oo lala yeeshay oo geesta kalena xiisad iyo kacdoon qabashadoodu ku abuurtay Kooxdaas.

Haddaba, nala daawada Heesaha cusub ee xiisaha badan ee Kooxda Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ee Xiddigaha Geeska oo fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa, Daawasho wacan oo wanaagsan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.