Daawo Madaxweyne Ku-xigeenka oo kormeer ku tegay Waddada Hargeysa iyo Balli-gubadle oo samaynteedu socoto

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay Weheliyaan Duqa Caasimadda, Xildhibaan Nacnac iyo Xubno kale, ayaa maanta kormeer ku tegay waddada dhismeheedu bilaabmay ee isku xidha magaalooyinka Balli-gubadle ee xarunta gobolka Hawd iyo Hargeysa ee xarunta gobolka Maroodi-jeex.

Kormeerkaas ka dib waxay Madaxweynaha iyo Xubnaha kale ee ku weheliyey kormeerkan ay ka warbixiyeen waxay indhohooda ku arkaan iyo sida ugu habboon ee ay tahay in laga wada qaybqaato samaynta waddadaas. Halkan hoose ka daawo Muuqaalka iyo Codadka Masuuliyiintaas.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.