Ujeedada kulan dhexmaray gudida Doorashooyinka Somaliland iyo Xisbiyada Qaranka

Hargeysa (Aftahannews) – Gudidda koomiishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa waxaa ay maanta kulan la yeesheen xisbiyada mucaaridka ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI.

Kulankan ayaa waxaa uu ka qabsoomay xarunta koomiishaanka doorashooyinka Somaliland ee Hargeysa.

Kulankan oo warbaahintu dibad joog ka ahayd ayaa markii uu soo idlaaday waxaa faah-faahin ka bixiyay guddoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif) oo ka tirsan xisbiga Kulmiye.

Hoos ka daawo muuqaalka