Wariye faradheere Oo Warbixin Kadiyaariyey Wariyihii Ciilooday Ee Warbixinta iska sameeyey iyo Arinta ku Ka liftay Daawo murugada Arintan

Wariye Shaasha Todobo bilood iyo labo Habeen ayey Caawa u tahay Shaashaa inta uu Xuriyad la’yahay Idaacadiisiina uu heysto Madaxweyne Hirshabeele Maxamed cabdi Waare Sida uu Sheegay Shaashaa dhowaan ayuu Iska Diyaariyay Warbixin uu uga hadlayo Dhibtiisa isna waxaa kadiyaariyay Wariye Maxamed cabdi cismaan Faradheere…..Halkan Ka Daawo Warbixinta