Xaaladda Somali Ku Dhiban Xuduud Yeman iyo Sucuudiga

Xarunt tala soo jeedinta somaaliyeed ayaa soo dhwaysay da;daaalada Dawlada Somalia ay kawado soo cilinta dadka ku dhibaataysan wadamada caalamka siiba sucuudiga.iyo yaman
Lkn waxa marlabaad ay soo jeedinaysaa in loo kuur kalo dadka ku dhibaataysan xuduudka wadamada sucuudiga iyo yaman amb cabdiraxmaan nuur dinaari oo katirsan maamulka xarunta ayaa warbaahinta usheegay in ay aad uga wal’wal sanyihiin dhibaatada hausata dadkaa xili carunaverus uu jiro waxaa marlabaad ugu baqaynaa Dawalada Somalia inay dadkaasi gurmad deg deg ufidiso madama qaar ay laxanuun sanyihiin cudurkan saameeyey aduunka horay ayaan fariintan ugu diray Dawlada balse waxa dhiman wali da;daaalo kale halkan ka daawo.