Halkan Daawo Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Somaliland oo Heeso ku tartamaya

Halkan waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Faaliyaha Qaranka ee Telefeshinka UNIVERSAL ka baxa oo qaybtiisa Tartanka Siyaasiga hirgelay ay toddobaadkan ku soo qaateen Madaxweyneyaasha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Soomaaliya Prof: Xasan Sheekh Maxamuud oo ku tartamaya laba heesood oo Waddani ah. daawasho wacan.