Somaliland: Wasiir Shaqaalaheeddii Fasaxday Iyo Qoddobka Ku Lammaan By Aftahannews - March 25, 2020 Hargeysa, (Aftahannews)-Wasiiradda Arrimaha Bulshadda Somaliland, Marwo Hinda Gaanni ayaa fasaxday shaqaalaheedda. Xilli shaqaalaha kale ee dawladdu shaqadooda gudanayaan. Qoraal ka soo baxay Wasiiradda ayaa u dhignaa siddan: