Somaliland:Qoxoonti Ka Soo Cararay Collaadda Yemen Oo Dalka Yimi

Filed under: Wararka |

Berbera (Aftahannews): Qoxoonti isugu jira Yemeniyiin iyo Soomaali oo ka soo carray colaadda dalka Yemen ayaa maanta soo gaadhay Somaliland.

Qoxoontigaasi oo ka soo degay dekadda magaaladda Berbera ayaa markii ay soo degeen waxaa lagu sameeyay baadhitaan la xidhiidha xanuunka Coronavirus iyo xanuuno kale-ba.

Sida uu sheegay guddoomyaha hay’adda qoxoontiga iyo barokaceyaasha Somaliland Cabdikariin Xinif, oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa.

You must be logged in to post a comment Login