Hargeysa (aftahannews):- Barnaamij ku saabsan waxqabadka Dowladda Hoose ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa la soo bandhigay.
Barnaamijka Waxqabadka Dowladda Hoose ee Hargeysa oo dhammaystiran, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-