Hargeysa (Aftahannews)- Waxaa maanta Maxkamada gobolka Maroodi-jeex la horkeenay Wiil dhawaan gudaha magaalada Hargeysa ku dhexmaray isagoo xidhan dhar ay ku xardhantahay xalanka Soomaaliya, iyadoona ay ciidamada Boolisku xabsiga u taxaabeen .
Wiilkan oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Aar ayaa dhagaysiga dacwadiisa dib loo dhigay iyadoona ay Maxkamadu u dirtay 7 cisho oo rumaan ah inuu xabsiga ku sii jiro.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland