Daawo Madaxwaynaha Somaliland Oo Goor Habeenimo ah Si wayn Loogu soo Dhaweyay Burco

Burco(AftahanNews)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) iyo Weftigii uu hoggaaminayay ee socdaalka ku marayay gobolada barriga Somaliland,ayaa caawa ku soo hoyday magaalada Burco

 Madaxweynaha iyo Weftigiisa,ayaa intii ay jidka  ku soo jireen waxaa ay soo mareen magaalooyinka u dhexeeya Ceerigaabo iyo Burco,waxaanu Madaxweynuhu meel fagaare ah kala hadlay dadweynaha degmooyinka Gar-adag iyo Ceel-afweyn oo Madaxweynaha iyo xubnaha safarka ku wehelinayay si weyn loogu soo dhaweeyay.

Aftahan News

Burco/Somaliland/Office