Xirsi oo Sharraxay ujeedka Buuggiisa “Miyiga illaa Madaxtooyada” iyo dhacdooyinka ku duugan

Hargeysa (Aftahannews)- Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa waxa uu habeenkii xalay ahayd Magaalada Hargeysa Kusoo bandhigay buug uu qoray oo loogu magac daray “Miyiga Ilaa Madaxtooyo” kaasi oo munaasibada lagu Daah furayay ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin tiroban iyo Boqolaal kamida Bulshada Reer Somaliland.

Hogoomiye Xirsi ayaa buuga wuxu kusoo bandhigay taariikho kala duwan isagoo si gaara wax uga qoray mudadii uu kamid ahaa xukuumadii Siilaanyo xilalkii uu Kasoo qabtay min chief of Campian ilaa Wasiirka Madaxtooyada .

Sidoo kale Ex Wasiir Xirsi oo Xiligan ah hogaamiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada uu buugan uqoray magaciisa iyo dhacdooyinka ka duugan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka