Madaxweyne Muuse Biixi oo Gurigiisa ku Gooqday Cumar Carte Qaalib

Hargeysa (Aftahannews)- Madaxweynaha Jmahuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta booqasho ugu tagay odayga ruug cadaaga ah ee Cumar Carte Qaalib hoyga uu ka dagan yahay magaaladda Hargaysa, siyaasigan oo wakhti dheer ku soo jiray saaxadda siyaasada, door weyna ku lahaa dib u dhiskii dalka Somaliland, ayaa sidoo kale qayb ka ahaa hirgelinta nidaamka axsaabta badan ee ururada siyaasada Jamhuuriyadda Somaliland, isagoo ka mid ahaa hoggaamiyeyaashii ururadii wakhtigaasi la aas-aasay ee u tartamay xisbiyada qaranka Somaliland.

Cumar Carte1Cumar Carte2Cumar Carte3Cumar Carte4Cumar Carte5Muuse Biixi1Muuse2Muuse 3Muuse5Muuse6Muuse7