Ethiopia iyo ONLF oo Heshiis Ku Kala Saxeexday Xarunta Eritrea ee Asmara

Asmara(Aftahannews)- Dowladda Ethiopia (Itoobiya) iyo Jabhadda ONLF, ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku kala saxeexday heshiis cusub oo dhawr qodob ka kooban.

Afhayeenka ururkaasi Cabdiqaadir Xasan Hirmooge “Cadaani” oo ayaa sheegay in qodobadaasi ay ka mid yihiin in colaada la joojiyo iyo in ONLF ay sii wadan karto halgankii iyo ujeedooyinkii ay u halgamaysay.

Halkan hoose ka dhagayso warkan oo faah-faahsan

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.