Maayer Soltelco oo ka Hadlay Ciidan Cabasho Muujiyey iyo Sheekh Shaaciyey inuu Hargeysa ka Goostay

MAAYERKA CAASIMADDA HARGEYSA CABDIRAXMAAN SOLTELCO

Hargeysa(Aftahannews):- Maayerka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa u jawaabay Saraakiil Ciidanka Millateriga Somaliland ka tirsan oo Sheegay in lagu haysto Dhul la siiyey iyo Sheekh sheegay inuu ka goostay Xaafadaha magaalada Hargeysa oo uu deegaan gaar ah samaystay, haddana isla magaalada ka tirsan.

MAAYERKA CAASIMADDA HARGEYSA CABDIRAXMAAN SOLTELCO

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Duqa Caasimadda Hargeysa Md. Soltelco, waxa uu sidaa ku sheegay Shir Jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Xarunta dawladda hoose ee Hargeysa, waxaanan Hadalkiisa idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho Habboon:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.