Telefiishanka Dubai Tv Oo Soo Bandhigay Heshiiskii Ay Kala Saxeexdeen Somaliland, Itoobiya Iyo Dp World

Dubia (Aftahannews):- Telefiishanka Caalamiga ah ee Dubai Tv ayaa waxaa uu soo bandhigay Heshiiskii Sadex Geesoodka ahaa ee ku saabsanaa Dekeda Berbera islamarkaana ay kala saxeexdeen Somaliland, Itoobiya iyo Dp World.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka