Isuduwaha Wasaarada Maaliyada Gobolka Sool Oo Kormeer Ku Tagay Kastamka Deegaanka Tukaraq

Tukaraq(Aftahannews)-Isuduwaha Wasaarada Maaliyada Gobolka Sool Iyo Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada ayaa maanta kormeer ku tagay Kastamka Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka